DHAGEYSO: Wasaaradda Waxbarashada ee Puntland oo kahadashay Arrimaha Imtixaanadka Shahaadiga ah

GAROWE May 19, 2016 Wasaaradda Waxbarashada ee dawladda Puntland ayaa gobalada Puntland u kala dirtay Macalimiinta qaadi doonto Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexe & Sarre ee mandiqada.

Agaasimaha guud Waaxda Imtixaanaadka ee Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sarre Axmed Maxamuud Warsame oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay kormeeri doonan sida ay ku socoto shaqada Imtixaanaadkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com