DHAGEYSO: Dagaalka Baladweyne oo mar kale dib u bilowday

Baladweyne May 19, 2016 Dagaalo u dhaxeeya Maleeshiyaad beeleedyo ayaa mar kale dib uga qarxay galbeedka magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan, waxaana dagaaladaas ay galeen maalintii 3aad oo ay dhinacyadu dagaalamayaan.

Dadaalo ciidamada AMISOM, Maamulka Gobalka & Odayaasha dhaqanku ay wadeen ayaa fashil ku soo dhamaaday, markii uu saaka dib u qarxay dagaalkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com