DHAGEYSO: Shir looga hadlayo Arrimaha Cadaaladda ee Soomaaliya oo ka furmay Garoowe

GAROWE May 19, 2016 Shir looga hadlayo arrimaha Garsoorka ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland, iyadoo ay ka soo qeybgaleen xubno ka socda Beesha Caalamka, Dawlad gobaleedyada dalka iyo Khuburo dhanka sharciga ah.

Shirkan ayaa diirada lagu saari doonaa arrimaha Garsoorka ee dalka iyo sidii wax looga qaban lahaa, iyadoo xooga la saarayo arrimaha sharciyada la xariira.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com