DHAGEYSO: Guddoonka baarlamaanka Puntland & Faderaalka oo kulmay

Garowe May 16, 2016 Shir gaar ah ayaa saaka dhexmaray guddoonka baarlamaanka dawladda Puntland iyo Gudoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Puntland Mahad Cawad Cabdalla oo hadda kusugan magaalada Garoowe ee caasumada Puntland.

Shirkan ayaa looga wada hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya & Shirka dibu eegista Dastuurka Soomaaliya,kaas oo sidda qorshuhu yahay lagu qaban lahaa magaalada Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com