DHAGEYSO: Xeer Ilaaliyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sida Puntland oo hadlay

Boosaaso May 16, 2016 Xeer Ilaaliyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Puntland Cabdikariin Fardhiye ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir, wuxuu uga hadlay arrimaha Maxaabiista ku xiran Xabsiyada Puntland iyo Kiiskii dhawaan ka dhacay magaalada Boosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com