HomeUncategorized

DHAGEYSO: Guddoonka baarlamaanka Puntland & Faderaalka oo kulmay

Garowe May 16, 2016 Shir gaar ah ayaa saaka dhexmaray guddoonka baarlamaanka dawladda Puntland iyo Gudoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Puntland Mahad Cawad Cabdalla oo hadda kusugan magaalada Garoowe ee caasumada Puntland.

Ahlusuna Waljameeca oo wada dadaal lagu heshiisiinayo beelaha Galguduud (Dhegayso)
Baahin: Salaasa, 16 July 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe
Hay?ado iyo maamul is kaashaday oo howgal miino-baaris ah ka bilaabay miyiga iyo gudaha balanbale

Garowe May 16, 2016 Shir gaar ah ayaa saaka dhexmaray guddoonka baarlamaanka dawladda Puntland iyo Gudoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Puntland Mahad Cawad Cabdalla oo hadda kusugan magaalada Garoowe ee caasumada Puntland.

Shirkan ayaa looga wada hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya & Shirka dibu eegista Dastuurka Soomaaliya,kaas oo sidda qorshuhu yahay lagu qaban lahaa magaalada Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: