HomeUncategorized

(DHAGEYSO) Gollaha Xukuumada Puntland oo ka wada hadlay Amaanka & Heshiiskii Garoowe

April 7, 2016 Gollaha Xukuumada ee Puntland ayaa maanta yeeshay shir looga hadlay Amaanka, Abaarah, Heshiiskii dhexmaray Puntland & dawladda Faderaalka.

DHEGEYSO-Shariif Xasan,*Xubnihii aqalka sare ee Koonfur Galbeed waa diyaar*.
Ra?iisul wasaraha Soomaaliya oo Caawa Afur Sharaf U Sameeyey Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed
Xukuumadda Puntland oo digniin u dirtay maamulka Soomaaliland.

April 7, 2016 Gollaha Xukuumada ee Puntland ayaa maanta yeeshay shir looga hadlay Amaanka, Abaarah, Heshiiskii dhexmaray Puntland & dawladda Faderaalka.

Gollaha oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Abdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa si adag uga doodey arrimaha nabadgalyadda iyo sida loogu baahan yahay in laga wada qeyb qaato.

Afhayeenka Xukuumada Puntland Abdulaahi Quraanjecel ayaa Daljir uga waramay waxyaabaha ka soo baxay shirkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: