(DHAGEYSO) Hoobiyayaal lagu weeraray Villa Soomaaliya oo khasaare geystay

April 7, 2016 Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fiidkii caawa 07 April weerar madaafiic loo adeegsaday lagu weeraray Xaafado ku yaala magaalada Muqdisho, gaar ahaana kuwa udhaw dhaw Aqalka madaxtooyada.

Weerarkan oo la qabtay sida ay wararku sheegayaan kooxihii ka dambeeyey, ayaa inta la og yahay galaaftay nolosha 3 qof oo shacab ah, iyadoo sidaas oo kale ay dhaawacmeen dad intaasi ka badan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com