HomeUncategorized

DHAGAYSO:Dibad-bax lagu taageerayay Puntland loogana soo Horjeeday AMISOM oo ka Dhacay Cabud-waaq

Sabti, January 30, 2016-(Daljir)_Dibad Bax lagu Taageerayo Go'aankii Puntland ay ku diiday Nidaamka 4.5 ayaa maanta ka dhacay degmada Cabud-waaq ,waxaana si lamid ah dibad baxan looga soo horjeeday duqaymaha ciidamada Kenya ee gobolka Gedo

Beesha Direed oo shaacisay in ay ku biirtay Puntland; xaflad soo dhawayn ah oo tallaabadan lagu maamuusay.
Madaxweyne Uhurru oo si kulul ugu hadlay afduubka dhadhaab loogu gaysto muwaadiniinta Kenya
M/weynaha DF ee Soomaaliya oo Washington kula kulmay m/weynaha Bangiga adduunka, (Sawirro)

Sabti, January 30, 2016-(Daljir)_Dibad Bax lagu Taageerayo Go’aankii Puntland ay ku diiday Nidaamka 4.5 ayaa maanta ka dhacay degmada Cabud-waaq ,waxaana si lamid ah dibad baxan looga soo horjeeday duqaymaha ciidamada Kenya ee gobolka Gedo

Wariyaha Daljir ee Cabdudwaaq Ayaanle Jaamac ayaa warbixintan halkaa ka soo diray

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: