HomeUncategorized

M/weynaha DF ee Soomaaliya oo Washington kula kulmay m/weynaha Bangiga adduunka, (Sawirro)

Washington Jan 17- M/weynaha DF ee Soomaaliya mudane Xasan Sh Maxamuud oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ku sugan dalka Maraykanka ayaa la kulmay madaxweynaha Bangiga Adduunka, ayago ka wada hadlay sidii bangiga Adduunku u taageeri lahaa horumarinta dalka iyo dawladda ay dagaalada halakeeyeen.

Haweenka iyo caruurta Jowhar oo dalbanaya in ay MSF sii wado howleheedii gobolka (Dhegeyso)
DHEEGYSO-Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kusoo laabtay kana hadlay arrimo badan.
DHAGAYSO:Wararkii Ciyaaraha ee Maanta

Washington Jan 17- M/weynaha DF ee Soomaaliya mudane Xasan Sh Maxamuud oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ku sugan dalka Maraykanka ayaa la kulmay madaxweynaha Bangiga Adduunka, ayago ka wada hadlay sidii bangiga Adduunku u taageeri lahaa horumarinta dalka iyo dawladda ay dagaalada halakeeyeen.


Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweynaha Bangiga Adduunka Jiim Yoonkiin ayaa ka wada hadlay sidii loo soo noolayn lahaa hanaankii Bangi ee dalka Soomaaliya uu lahaan jiray islamarkaana loo fududeyn lahaa? sidii uu xiriir ula sameyn lahaa Bankiga Soomaliya baananka kale ee caalamka, iyagoo sidoo kale ay ka wada hadlay sidii Soomaaliya looga caawin lahaa dhinac walba, dowlada Soomaaliya ayaa ku howlan sidii dib loogu soo celin lahaa dalka hanaanki Bankigayada Soomaaliya.


Kulankaan dhex Maray masuuliyiintaasi ayaa qeyb ka noqonaya dadaalka ay dowlada ugu jirto soo nooleynti xiriirkii Bangiyada caalamka.


Diiwaanka Wararka daljir
Warqabad
(S).

Daawo Sawirada.

\"\"

\"\"
?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: