HomeUncategorized

Dhagayso Saadiq Eenow: Waa hormar wayn guddiga Doorashadu, Balse meeday Maxkamadii Dastuurigu ?

Swedan, 17, Febru, 2015 - Dr Saadiq Eenow Wasiirkii hore ee caafimaadka Puntland oo u waramay Radio Daljir isagoo ku sugan dalka Swedan ayuu si diiran usoo dhaweeyay dhismaha guddiga doorashada Puntland.rn

Baahin: Salaasa, Feb 28, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Ciidanka daraawiishta ee Puntland oo soo bandhigay gaari saad sida oo ay ka soo qabteen agagaarka Galgala; 8 Somali ah oo looga shakiyey falal aragagixiso oo laga sii daayey xabsi ku yaal Uganda; La-taliyaha arrimaha Somaliya ee Kenya oo socdaal ku maray dhulka dawlada Somalida Ethiopia.
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.
General Ereg oo kormeeray xarumaha booliska Gal-dogobn iyo deegaamo hoosyimaada.
Swedan, 17, Febru, 2015 – Dr Saadiq Eenow Wasiirkii hore ee caafimaadka Puntland oo u waramay Radio Daljir isagoo ku sugan dalka Swedan ayuu si diiran usoo dhaweeyay dhismaha guddiga doorashada Puntland.
 
“Waa tillaabo wayn dhismaha guddiga doorashada, balse maxkamadii Dastuurigana waa in la dhisaa, haddii aysan arrintu ahayn raad-gadasho, waxyaabaha muhiim-ka ah waxaa ka mid ah in laga faa’iidaysto waqtiga, maxaa yeelay xilligaan 2 sano ayaa hadda naga luntay” Sidaasina waxaa yiri Dr Saadiq Eenow.
 
Waxaa khadka taleefanka ku waraystay wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim isagoo ku sugan dalka Swedan. Hoos ka dhagayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: