Site icon Radio Daljir

Dhagayso Saadiq Eenow: Waa hormar wayn guddiga Doorashadu, Balse meeday Maxkamadii Dastuurigu ?

Swedan, 17, Febru, 2015 – Dr Saadiq Eenow Wasiirkii hore ee caafimaadka Puntland oo u waramay Radio Daljir isagoo ku sugan dalka Swedan ayuu si diiran usoo dhaweeyay dhismaha guddiga doorashada Puntland.
 
“Waa tillaabo wayn dhismaha guddiga doorashada, balse maxkamadii Dastuurigana waa in la dhisaa, haddii aysan arrintu ahayn raad-gadasho, waxyaabaha muhiim-ka ah waxaa ka mid ah in laga faa’iidaysto waqtiga, maxaa yeelay xilligaan 2 sano ayaa hadda naga luntay” Sidaasina waxaa yiri Dr Saadiq Eenow.
 
Waxaa khadka taleefanka ku waraystay wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim isagoo ku sugan dalka Swedan. Hoos ka dhagayso.
https://daljir.com//resources2/files/SAADIQ.MP3?_=1
Exit mobile version