HomeUncategorized

Dhagayso Garaad Ciid: Waa idin idilaynaa ma qummana, Daljir sharuud la’aan waa in lagu fasaxaa

Boossaaso, June, 2016 - Afhayeenka dowladda Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa nasiib darro wayn ku tilmaamay in idaacaddu maalintii 4aad ay hwada ka maqan tahay sifo sharci darro ah

Tababaradii kulliyada booliska ee Carmo oo hakaday iyo mushaar la?aan laga cabanayo (Dhegeyso)
Tartan iyo Tacliin oo Daljir ka socda iyo dhamaan iskuuladii xalay tartamay oo bar bar dhac galay.
Kooxo hubaysan oo weerat xabsiga dhexe ee Galkacyo, iyo taliyaha xabsiga oo arrintaasi nooga warramay.

Boossaaso, June, 2016 – Afhayeenka dowladda Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa nasiib darro wayn ku tilmaamay in idaacaddu maalintii 4aad ay hwada ka maqan tahay sifo sharci darro ah

“Wallaahi annigu arrinkaan waxaan kala hadlay madaxwayne kuxigeenka, waxaana ku iri waa in sharuud la’aan idaacadda lagu fasaxaa, wuxuuna igu yiri waa tahay, waana laga wadahadlayaa, dowladdu wixii ay dhibsanayso waa in ay wada-xaajood ka gashaa, balse cabburin, xarig iyo handadaad wax la qaadan-karo ma’ahan anniga sida ay ila tahay” Sidaasi waxaa yiri Garaad Cali Ciid

Dhinca kale – Garaadku waxaa uu walaac aad u daran ka muujiyay in 18-sano kaddib dowladda Puntland aysan adeegsan sharciga, waxaana uu ku baaqay in dowladdu hay’adaha Garsoorka ay ku ixtiraamto shaqadooda.

Hoos ka dhagaso waraysi wariye Kooshin la yeeshay Garaad Cadullaahi Cali Ciid

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: