(DHAGEYS) Gudoomiyaha Tartan iyo Tacliin oo Cambaareeyey Xayiraadda Radio Daljir

Baargaal June 26, 2016 Guddiga Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Radio Daljir ayaa si kulul uga soo horjeestay xariga loo geystay ciidamada Daljir oo ah idaacadda ugu weyn ee Puntland.

Guddigu waxay ugu baaqeen Xukuumada Gaas in ay si deg deg ah xayiraadda uga qaado Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com