(Dhagayso) Shacabka Puntland oo masiibo qaran kutilmaamay Daljir oo maalintii 4aad Sharci darro ku-xiran.

Garowe, June, 26 – Shacabka kunool deegaannada Puntlnad oo lahadlayey warbaahiyaha Radio Garoowe oo maantay barnaamij gaar ah ka samaysay falceliska bulshada ee la xiriira xariga sharci-darrada ah ee maalintii 4aad Daljir ay ku jirto ayaa masiibo qaran ku tilmaamay xarigaasi, dowladdana ugu baaqay in ay dag dag idaacadda u furto

Shacabka oo lahadlayey barnaamij toos ah ayaa mas’iibo qaran kutilmaamay xariga Idaacadda iyo sidoo kale hanjabaadaha isdaba jooga ah ee wasiirka warfaafinta dowladda Puntland u diray warbaahinta Daljir.

Halkaan ka eeg Linkiga Garoweonline oo aan kasoo xiganay barnaamijkaan gaarka ah http://www.garoweonline.com/so/news/puntland/shacabka-garowe-oo-ka-hadlay-handadaada-wasiir-soocade-dhagayso

DHEGEYSO

Abdirashid Bashir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com