HomeUncategorized

(Dhagayso) Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo fal-waxuushnimo ah ku tilmaamay duulaanka Balicad

Boossaaso, 24, Junu - 2016 - Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka issimada Puntland waxaa uu tacadi wayn ku tilmaamay barakac baahsan iyo duulaan uu sheegay ciidanka Somaliland in ay kusoo qaadeen deegaanka Balicad oo ka tirsan gobolka Sool.rn

DHEGEYSO-Sheekh Maxamuud X Yuusuf oo kahadlay dilka nafta muslimadda ah.
Haweenka Puntland, Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb oo sheegay in laga qadiyey qoondadii baarlamaan.
DHEGEYSO-Xildhibaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi oo kahadlay natiijada shirkii madasha.
Boossaaso, 24, Junu – 2016 – Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka issimada Puntland waxaa uu tacadi wayn ku tilmaamay barakac baahsan iyo duulaan uu sheegay ciidanka Somaliland in ay kusoo qaadeen deegaanka Balicad oo ka tirsan gobolka Sool.
 
Garaadka oo waraysi gaar ah siiyay Daljir waxaa uu meesha ka saaray jiritaanka kala-qaybsanaan dadka deegaanka ah, waxaana uu farta ku fiiqay maamulka Somaliland oo uu ku eedeeyay duulimaad iyo weeraro qaawan oo uu sheegay in ay kusoo qaadeen deegaanka Balicad.
 
“Waa dulmi iyo tacadi wayn waxa ka dhacay Balicad, Puntland waa in ay ka jawwaabtaa qaddiyadaas iyo duulaanka Soomaaliland, waa muhiim in aysan Puntland ka aamusin arrintaaso oo ah tacadi baahsan” Sidaasi waxaa yiri Garaad Cabdullaahi Cali Ciid.
 
Hoos ka dhagayso waraysigii uu Garaadka la yeeshay wariye Jamaal Faarax Aadan.
 
Diiwaanka Wararka,
Radio Daljir,
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: