DHEGEYSO-Sheekh Maxamuud X Yuusuf oo kahadlay dilka nafta muslimadda ah.

Garoowe, Oct 31 2016–Sheikh Maxamuud Xaaji yuuusuf oo ka Mida Culimadda Puntland Ayaa Ka Hadlay Arimo Dhowr ah o ay Ka Mitahay Dilalka Lagula Kaca Dadka Muslimka ah Si gaar ah Waxa uu u Soo Qatay Dilall Dhowr ah oo bishan iyo Bilihii La Soo Dhaafay Ka Dhacay Magaaada Garoowe .

 
Sheikhu Waxaa Kale oo u Ka hadlay Dhalinyarada Mobilada Furta Xilliyada Habeen Kii Oo Hada Ku Soo Batay Magalada ayna Ka Mid yihiin Haween yar yar oo Lo Bahan yahay Dadkaas inay daddki La Dhalay Wax Ka Qabtana .
 
SHeikh waxaa Kale oo uu Ka Hadlay xaalada Abaarta iyo Sidoo Kale Xaalada Colaadeed Ee Gobola Mudug isagoo Ku Baaqay ina La Joojiyo Dagaalkaas .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com