DHEGEYSO-Xildhibaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi oo kahadlay natiijada shirkii madasha.

Muqdisho, Aug 11 2016–Xildhibaan Cabdi Waaxid Cabdulaahi jaamac oo Waraysi Gaar ah Siiyay Radio Daljir ayaa Ka Hadlay Arima Badan oo ay Ka Mitahay Aragtida Shirkii Magaalada Muqdisho Lagu Soo Afmeeray Ee Madasha Wadatasha Hogaamiyasa Soomalida .  

Dib u Dhaca Doorashada Dalka Xubnaha Aqalka Hoose iyo Sidii Lagu Sooo Xuli Lahaa Isgaa Walaac Ka Muujiyay Sidii u ku Hirgali Karo Aqalka Sare Isagoo Sheegay in Laga Leexday Habkii 18kii Gobolka Ee Wax Lagu Qeyb San Jiray Waa SIda uuu Hadalka u Dhigaye, .  

Xildhibanaka Waxaa Khadka Taleevanka Kula Xiraiiray Isagoo Muqdisho Jooga  Wariye Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe Jooga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com