(Dhagayso) Barnaamijkii Martisoor wariye_Axmed_Sh._Maxamed_(Tallman)

Boossaaso, January – Barnaamijka Martisoor oo ah 7-aadle aad magaqashaan maalin-kasta oo Khamiis ah waxaa 7-aadkaan marti ku ah Enginer Saadiq Eenow oo ah guddoomiyaha urur siyaasadeedka Midnimo.

Barnaamijkaan waxaa idiin marti galinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed ‘Tallman’ waxaana Injineer Saadiq Eenoow oo marti barnaamijka ku ah uu ka xog waramayaa arrimo aad u badan oo quseeya taariikhdiisa Soomaaliya iyo siyaasadiisa ku wajahan Puntlnad.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com