HomeUncategorizedMARTISOOR

(Dhagayso) Barnaamijkii Martisoor wariye_Axmed_Sh._Maxamed_(Tallman)

Boossaaso, January - Barnaamijka Martisoor oo ah 7-aadle aad magaqashaan maalin-kasta oo Khamiis ah waxaa 7-aadkaan marti ku ah Engineer - Saadiq Eenow oo ah guddoomiyaha urur siyaasadeedka Midnimo.

MARTISOOR & AXMED SICIID AWNUUR (Q1aad): Waayihiisii Waxbarasho & Maanta iyo Jaamacadaha Puntland
MARTISOOR & Shiikh Cabdiqani Cali (Q2aad) | Manhajka Dugsiyada Sare & Dhaliisha Tayada Waxbarasho
Degmada burtinle oo xalay iyo maanta ay ka da,een roobab lagu diirsay iyo saameynta ay gaysteen

Boossaaso, January – Barnaamijka Martisoor oo ah 7-aadle aad magaqashaan maalin-kasta oo Khamiis ah waxaa 7-aadkaan marti ku ah Enginer Saadiq Eenow oo ah guddoomiyaha urur siyaasadeedka Midnimo.

Barnaamijkaan waxaa idiin marti galinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed ‘Tallman’ waxaana Injineer Saadiq Eenoow oo marti barnaamijka ku ah uu ka xog waramayaa arrimo aad u badan oo quseeya taariikhdiisa Soomaaliya iyo siyaasadiisa ku wajahan Puntlnad.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: