HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijka Saakay iyo Dunida Khamiis – 21 – April – 2016 – Wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman

Gaalkacyo, 21 - April - 2016 - Barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida oo saakay idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamd Tallman, waxaad dhagaystayaal barnaamijka ku maqli-doontaan qodobo kale duwan oo quseeya arrimaha Soomaaliya

Ra?isal wasaare saacid oo soo abaabulay shirka dhamaystirka qorshaha xuquuqda Insaanka Soomaaliya
Kenya iyo Uganda oo iskaashi ka yeelanaya baaritaan la xiriira weerarkii westgate mall ee Nairobi
Madaxweyne Gaas oo ka Digay Colaadaha Deegaanka Qoriley

Gaalkacyo, 21 – April – 2016 – Barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida oo saakay idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamd Tallman, waxaad dhagaystayaal barnaamijka ku maqli-doontaan qodobo kale duwan oo quseeya arrimaha Soomaaliya

 

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: