Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Arbaco – 20 – April – 2016 Wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman

Gaalkacyo, 20 – April – 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo waxaa  idinla socodsiinayo wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad ku maqli-doontaan qodobo ay ka mid yihiin
 
M/kuxigeenka Puntland oo mar kale sheegay in ay sii baahayso saamaynta abaarta ku dhufatay deegaannada Puntland
 
Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigtay qorshe ay kula dagaalamayso masiibada tahariibta dhalinyarada Soomaaliyeed
 
Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka warbixiyay sababaha ku kalifaya dhalinyarada in ay tahariibaan
 
Ciidanka badda Puntland oo saldhigyo ciidan ka samaystay deegaannadii lagula dagaalamay kooxda Al Shabaab
 
Wasaaradda amniga ee Soomaaliya oo ka warbixisay howlgallo amni oo ay Muqdisho ka fulisay. Iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com