Dhagayso Barnaamijka Hiigsiga Iyo Shacabka oo ah Dood Dhab-ka hadal ah.

Garowe, Dec, 21 – Barnaamijka Hiigsiga iyo Shacabku waa Dood Dhab-ka ka hadal ah oo uu diyaariyay wariye Maxamed C/llaahi Cali (Kooshin) Waxaa marti ku ah  Maxamed C/wahaab oo horay usoo noqday Ag. Guud ee Wasaaradda waxbarashada, Ex- Xildhibaan Siciid Diiriye iyo Aqoonyahan Rooble Axmed Daahir oo ku sugan Garowe.

Mowduuca Dooda lagu falanqaynayo waxaa ka mid ah:

1 – Maxaa sababay in Doorashadu muran ay gasho ?

2 – Jihadee Soomaaliya u socotaa xilligaan ?

3 – Waa maxay xalka Hiigsiga 2016 ?

Hoos ka dhagayso Doodii uu qabtay wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com