HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijka Hiigsiga Iyo Shacabka oo ah Dood Dhab-ka hadal ah.

Garowe, Dec, 21 - Barnaamijka Hiigsiga iyo Shacabku waa Dood Dhab-ka ka hadal ah oo uu diyaariyay wariye Maxamed C/llaahi Cali (Kooshin) Waxaa marti ku ah Maxamed C/wahaab oo horay usoo noqday Ag. Guud ee Wasaaradda waxbarashada, Ex- Xildhibaan Siciid Diiriye iyo Aqoonyahan Rooble Axmed Daahir oo ku sugan Garowe

Dawlada imaaraadka oo soo kiraysatay Khubaro dhanka la dagaalanka burcad badeeda ah.
DHEGEYSO-Horyaalka heerka 1aad ee Puntland oo meel wanaagsan maraya.
Madaxweynaha Puntland oo Gudoomiye gobol oo cusub u Magacaabay Bari

Garowe, Dec, 21 – Barnaamijka Hiigsiga iyo Shacabku waa Dood Dhab-ka ka hadal ah oo uu diyaariyay wariye Maxamed C/llaahi Cali (Kooshin) Waxaa marti ku ah  Maxamed C/wahaab oo horay usoo noqday Ag. Guud ee Wasaaradda waxbarashada, Ex- Xildhibaan Siciid Diiriye iyo Aqoonyahan Rooble Axmed Daahir oo ku sugan Garowe.

Mowduuca Dooda lagu falanqaynayo waxaa ka mid ah:

1 – Maxaa sababay in Doorashadu muran ay gasho ?

2 – Jihadee Soomaaliya u socotaa xilligaan ?

3 – Waa maxay xalka Hiigsiga 2016 ?

Hoos ka dhagayso Doodii uu qabtay wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: