DHEGEYSO-Horyaalka heerka 1aad ee Puntland oo meel wanaagsan maraya.

Garoowe, Mar, 2017-Guud ahaan deegaamada Puntland waxaa si habsami leh uga socda ciyaaraha horyaalka kubadda cagta Puntland iyadoona shalay la ciyaaray kulankii 29aad.

Hadaba weriyeheena arrimaha bulshada Maxamuud Cabdirisaaq Fantaastic oo safar ku jooga magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa warbixintaan ku eegaya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com