Dhagaxa Berbera oo Laascaanood khasab looga iibiyo waa qayb foolxumada lagu hayey shacabka SSC

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Dhagaxa Berbera oo Laascaanood khasab looga iibiyo waa qayb foolxumada lagu hayey shacabka SSC

Gaxnuug Shiikh Daahir oo kamid ah halgamayaasha SSC-Khaatumo, horayna u ahaa xoogsade Laascaanood ayaa Daljir uga warbixinaya tacadiyadii ka dhici jir

Cabdiweli Seed Cilmi, Wasiir KX W Xannaanada Xoolaha Puntland: “Harqaanlaan soo noqday waana ku faanaa shaqooyinkii aan soo qabtay” (dhegayso)
Warbixinta soodhaweynta musharrax Madaxweyne Puntland Cali Xaaji Warsame (dhegayso)
Villa Somalia and IOG’s Somalia-Somaliland Masterplan

Gaxnuug Shiikh Daahir oo kamid ah halgamayaasha SSC-Khaatumo, horayna u ahaa xoogsade Laascaanood ayaa Daljir uga warbixinaya tacadiyadii ka dhici jiray Laascaanood iyo dhaqamadii fooshaxumaa ee lagu hayey shacabka SSC, ayna kamid ahaayeen kaganacsiga xabsiyada, luuqyada, dilalka, afduubka, baadda, dhagaxa Berbera iyo Sheekh oo la soo dhoofiyo, laguna dhiso dhismayaasha magaalada ayada oo shacabka loo diiday isticmaalka dhagaxa Laascaanood. Waxaa xasuus mudan in khayraadka uga badan ee Laascaano ay leedahay uu yahay buuro wada dhagax ah.

Foolxumooyinka Laascaanood la soo mariyey iyo foolxumooyin kale oo badan, kaga bogo waraysiga Gaxnuug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: