DFS iyo Midowga Afrika oo isku khilaafay Howlgalka Nabad Sugida Soomaaliya

HomeWararka

DFS iyo Midowga Afrika oo isku khilaafay Howlgalka Nabad Sugida Soomaaliya

Dowlada Federalka ayaa ka soo horjeesatay in war ka soo baxay Midowga Afrika oo ah in ciidamada AMISOM ay la socdaan dhaqdhaqaaqa ciidamada dowlada So

Bankiga Dhexe ee dowladda oo mamnuucay ganacsiga Forex Trading
Madaxweynaha Puntland oo Baaq Nabadeed u diray beelo ku dagalamaya gobalka Sool (Akhri)
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir-gudoomiyay Kulan Looga Hadlay Horumarinta Hawlaha Dekadda Muqdisho

Dowlada Federalka ayaa ka soo horjeesatay in war ka soo baxay Midowga Afrika oo ah in ciidamada AMISOM ay la socdaan dhaqdhaqaaqa ciidamada dowlada Soomaaliya inta uu socdo khilaafka arrimaha doorashooyinka.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim ayaa sumcad dil ku tilmaamay go’aankaas maadaama waajibaadka AMISOM aysan qayb ka ahayn , waxaana uu intaas ku daray in aysan aqli doonin dalabkaas oo ay soo jeedintiisu leeyihiin dowlado aan dooneyn in ciidamada Soomaaliya ay dhismaan.

“AU-da waxa ay soo saartay in Ciidamada AMISOM ay la socdaan dhaqdhaqaaqa Ciidanka Soomaalida, Ciidamadii aan rabnay in ay ka madax-bannaanaadaan miyaa la hoos geynayaa, AMISOM shaqadoodu waa in ay ilaaliyaan xarumaha dowladda, madaxda iyo la dagaalanka argagixisada” ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday Muqdisho.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: