Halkee ku dambeysay Nabadeynta beelihii ku dagaalamay 10 cisho ka hor deegaanka Dhabardalool ee Gobolka Sool? (dhegayso)

HomeWararka

Halkee ku dambeysay Nabadeynta beelihii ku dagaalamay 10 cisho ka hor deegaanka Dhabardalool ee Gobolka Sool? (dhegayso)

Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed oo kamid ah Isimada Puntland ayaa Radio Daljir uga warbixiyay halka ay marayso nabadeynta beelihii ku dagaalamay deegaanka Dhabardalool ee gobolka Sool. Cabdixakiin Xuseen Xasan ayuu uwaramay.

MadaxweyneTrump oo diiday inuu saxiixo qorshe muhiim u ah shacabka Mareykanka
AMISOM oo markale muddo kordhin loo sameynayo
ARDAA Xalqaddii 57aad: Qeexida Dimuqraadiyadda & dowlad wanaaga

Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed oo kamid ah Isimada Puntland ayaa Radio Daljir uga warbixiyay halka ay marayso nabadeynta beelihii ku dagaalamay deegaanka Dhabardalool ee gobolka Sool.

Cabdixakiin Xuseen Xasan ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: