Degaano Sanaag ka tirsan oo go’doon ku jira (dhegayso)

Degaano Sanaag ka tirsan oo go’doon ku jira (dhegayso)

Roobabkii deyrta ee ka da’ay sacaadihii la soo dhaafay gobolka Sanaag ayaa waxa ay jareen waddadii isku xiraysay Bosaaso, Ceelaayo, Durduri iyo Laasqoray.

wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    DALJIROOW ISKA SAX QORAALKA CINWAANKA.
    GO’DOOD MAAHEE WAA GO’DOON.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com