Baarlamanka  Puntland oo ansixiyey miisiiaaniyadda dawladda  ee 2020-ka ( daawo)

HomeWararka

Baarlamanka Puntland oo ansixiyey miisiiaaniyadda dawladda ee 2020-ka ( daawo)

Kulankii baarlamaanka ee maanta ayaa waxaa soo xaadiray ilaa iyo 44 mudane kuwaas oo cod gacan taag ah ku ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2020ka. Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa goobta ka sheegay in miisaaniyada ay ansantahay.

Wacaal daray ah: Taliye Siciid dheere oo ku dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne
Xubin iska casishay Guddigii uu soo magacaabay Camey (dhegayso)
Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Muqdisho

Kulankii baarlamaanka ee maanta ayaa waxaa soo xaadiray ilaa iyo 44 mudane kuwaas oo cod gacan taag ah ku ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2020ka.

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa goobta ka sheegay in miisaaniyada ay ansantahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    WAXAAN LA YAABAY WAR DADKII AQOONTA LAHA DALKA MIYEY KA HAYAAMEEN?
    MISE AAMUSKAY DAN MOODEEN?MISE WAABAY BAQAYAAN!!?.
    OK,WAXAAN UGA SOCDAA WAXAANI MIISAANIYAD MAAHEE WAA FLIM QORAALEED LASOO JILAY!!.
    WAAYO? WUXUU KULEEYAHAY:
    U.N.WAXAA LAGA SUGAYAA INTAA
    HAY’ADAHA WAXAA LAGA SUGAYAA INTAA.
    DEEQ BIXIYAYAASHA WAXAA LAGA SUGAYAA INTAA.
    WAXAASI MA MIISAANIYAD LAGU XISAABTAMAA BAA?
    NO NO NO.
    WAXAAN ARKAA IN UU YAHAY ORODAS MIISAANIYADEED OO QALDAN OO QALAD LAYSKU DHUFSADAY,WAXAA KA XAASILA $70MLYN EE AY GUDAHA KUSHEEGEEN,INTA KAE WAA FAKE NEWS & IIDHEH.
    MIISAANIYADNA LAGUMA SALEEYO HAY’ADAHA BAA INTAAS LAGA SUGAYA.
    UN-ka bAA INTAA LAGA SUGAYAA.
    LKN HAA DAWLADAHA DEEQ BIXIYAYAASHA ISKU MAGACAABA HAA HADII AY BIXIN JIREEN KABIS WAA LAGU XISAABTAMAA!!! LKN HAY’ADO MAYA.
    CALAA AYIXAAL WAXAA IN LOOGA DAN LEEYAHAY WAA DHAQAAALIHII BAANU KORDHINAY WAANA BEENE OGOOW & IIDHEH AAN SAL & RAAD LAHAYN.
    WAXAAN U FAHMAY SHACABKA WIXII LADOONAA LOOGU SHEEKEEYAA DABADEEDNA WAY ISKA DHAGAYSTAAN!!!.
    DON’T be SORRY!!!!.

DISQUS: