Wacaal daray ah: Taliye  Siciid dheere oo ku dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne

HomeWararka

Wacaal daray ah: Taliye Siciid dheere oo ku dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne

Taliyaha Guud ee Ciidamada Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa Maanta magaalada Garoowe waxa uu kaga dhawaaqay in uu yahay Mushara

Soomaaliya Baarlamaan noocee ah ayay u baahantahay ? (Waraysi)
Madaxweyne ku xigeenkii Hore Puntland Camey oo ka Tacsiyadeyeey Geeridii Janaaral Carays (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Taliyaha Guud ee Ciidamada Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa Maanta magaalada Garoowe waxa uu kaga dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne oo utaagan qabashada xilka Madaxweyne ee Puntland 2019.

Taliyaha ayaa sheegay in hadii la doorto uu waxbadan ka badali doono xalaada Puntland ay kujirto.

Taliyaha ayaa sheegay in uusan iskacasilaynin xilkii uu hayay , balse hadii uu Madaxweynaha ka qaado xilka uu wareejin doono,iyado isla maantaba Madaxweyne Gaas uu magacaabay Taliye Cusub una magacaabay Genaral Muxiyadiin gacmey xilkana uu ka qaaday Siciid dheere.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: