“Dalkeena Ina Sugaaya” Waa dhalinyarada Bender-Bayla ee is-xilqaamay oo Daljir u waramay (dhegayso/sawiro)

HomeWararka

“Dalkeena Ina Sugaaya” Waa dhalinyarada Bender-Bayla ee is-xilqaamay oo Daljir u waramay (dhegayso/sawiro)

Dhalinyaro kale duwan oo ku sugan magaalooyinka Puntland ayaa dhowaanahan waday barnaamijyo ay ku tartansiinayaan sare u qaadida bilicda magaalooyinka

Madaxweyne Firdhiye: “Guulweyn weye in Maanta SSC-Khaatumo Aqoonsi hesho”
Guddoomiye Jawaari oo udigay ciidamada iyo golaha xukuumadda (dhegayso)
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo ugu baaqay shacabka inay Canshuurta Bixiyaan

Dhalinyaro kale duwan oo ku sugan magaalooyinka Puntland ayaa dhowaanahan waday barnaamijyo ay ku tartansiinayaan sare u qaadida bilicda magaalooyinka iyo hormurintooda.

“Dalkeena Ina Sugaaya” waxa ay ka mid yihiin dhalinyarada ka hana qaaday Puntland kuwaasi oo  ku shaqaynaya si lacag la’aan ah looga dhawaaqay magaalada Benderbayla ee gobolka Karkaar.

Maxamuud Fantastic ayaa waraystay guddoomiyaha dhalintaasi.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: