Wabiga Shabeele oo Fatahaad Sameyeey iyo Khasaare kadhashay (dhegayso)

Wabiga Shabeele oo Fatahaad Sameyeey iyo Khasaare kadhashay (dhegayso)

Wabiga Wayn ee dhexmara degmada balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa fatahaad uusameeyay waxa kubaaba ay dalagyadii kala duwanaa ee ka soobixi jiray beerihii kuyaalay wabiga hareerihiisa , waxaana ka barakacay beerahooda dad badan oo ka shaqaysan jiray beerahaasi oo haatan ku soo xarooday degmada balcad iyo tuulooyinka kale ee hoosyimaada

Hadaba baaxada khasaaraha ka dhashay wabigan waxaan kawaraysanay Gudoomiyaha Arimaha bulshada ee degmada balcad Axmed maxamed Duqow .

Wariye Xasan Heykal oo kusugan daljir Bosaaso ayuu uwaramay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com