Dagaal xalay kadhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho

HomeWararka

Dagaal xalay kadhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho

Ciidamada AMISOM iyo ururka Al-shabaab ayaa xalay dagaal uu ku dhexmaray deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa u she

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddoomiyeey shirki hormarinta Mashaaricda Galmudug (Sawiro)
DFS oo la wareegtay Mas’uuliyada Hay’adaha FSNAU Iyo SWALIM
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka hadlay hadal xiisad dhaliyay

Ciidamada AMISOM iyo ururka Al-shabaab ayaa xalay dagaal uu ku dhexmaray deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.

Dadka deegaanka ayaa u sheegay radio Daljir dagaalka inuu socday muddo saacad ka badan, waxaana ay sheegeen in hubka noocyadiisa kalle duwan la isku adeegsaday, balse aysan cadayn karin khasaaraha dhabta ee dagaalka.

AMISOM iyo dowladda Soomaaliya ayaa wali wax war ah kasoo saarin dagaalkan kadhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho oo ay saldhig ku leeyihiin ciidamada AMISOM.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: