Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddoomiyeey shirki hormarinta Mashaaricda Galmudug (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddoomiyeey shirki hormarinta Mashaaricda Galmudug (Sawiro)

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa shir gudomiyey Shirka hormarinta Mashaaricda Galmudug oo ka qabsomay Caasimada Galmudug ee Dhusamareeb. Shirka

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)
Mareykanka oo soo farageliyay xiisadda doorasho ee ka taagan dalka Kenya
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa shir gudomiyey Shirka hormarinta Mashaaricda Galmudug oo ka qabsomay Caasimada Galmudug ee Dhusamareeb.

Shirkaan ayaa waxaa ka qaybgalay Wafdi u hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somalia Mudane Ahmed Fiqi oo ay weheliyeen Safiir kuxigeenka EU da Somalia iyo Masuliyiin kale oo ka kala socday Germalka iyo Finland iyo IOM.

Shirkaan ayaa waxaa loga wada hadlay mashaaricda dhamatay ee DARYEL IYO DEEGAN BILE sido kale Mashaaric socota ee Xasilinta ay ugu badan tahay.

Galmudug waxay ka mahadcelisay Mashaaricda dhamatay oo wax weyn galmudug u taray sido kale waxay so dhawaysay kuwa socda iyo kuwa pepline ka ku so jira.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: