Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddoomiyeey shirki hormarinta Mashaaricda Galmudug (Sawiro)

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddoomiyeey shirki hormarinta Mashaaricda Galmudug (Sawiro)

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa shir gudomiyey Shirka hormarinta Mashaaricda Galmudug oo ka qabsomay Caasimada Galmudug ee Dhusamareeb.

Shirkaan ayaa waxaa ka qaybgalay Wafdi u hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somalia Mudane Ahmed Fiqi oo ay weheliyeen Safiir kuxigeenka EU da Somalia iyo Masuliyiin kale oo ka kala socday Germalka iyo Finland iyo IOM.

Shirkaan ayaa waxaa loga wada hadlay mashaaricda dhamatay ee DARYEL IYO DEEGAN BILE sido kale Mashaaric socota ee Xasilinta ay ugu badan tahay.

Galmudug waxay ka mahadcelisay Mashaaricda dhamatay oo wax weyn galmudug u taray sido kale waxay so dhawaysay kuwa socda iyo kuwa pepline ka ku so jira.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com