Dagaal markale ka dhacay saaka deegaanka Afbarwaaqo (dhegayso)

Dagaal markale ka dhacay saaka deegaanka Afbarwaaqo (dhegayso)

Wararka ay idaacada Daljir ay ka helayso deegaanka Afbarwaaqo ee gobalka Mudu ayaa sheegaya in markale halkaasi ay ku dagaalameen saaka  labadii beelood ee dhawaan diritu ay dhexmartay.
dagaalka ayaa lagu soo waramaya in laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kaladuan, waxaan la soo sheegaya in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo labada dhinacba soo gaaray.
Dagaalka ayaa salka ku haya isqab qabsi dhuleed oo  labada dhinacba ay kala sheeganayaan .
Hadaba si aan faah faahin uga helno waxaan ka warayansanay dagaalkii maanta  Suldaan Cabdinuur Sheek Axmed oo kamid ah waxgaradka deegaanka.
Dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Jaamac 1 month ago

    War  weriyuhu weriye ma ahan , suaalaha uweydiinayo qaab darana, ninka yark waraysiga ha laga daayo hada aofki warayssay waxna , kama waraysan ninki