Guddoomiyaha degmada Towfiiq oo Daljir uga waramay dagaalka ka socda Afbarwaaqo (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha degmada Towfiiq oo Daljir uga waramay dagaalka ka socda Afbarwaaqo (dhegayso)

Gudoomiyah  degmada  Tawfiiqa  ee gobolka Mudug Maxamed Cabdiqaadir Axamd ayaa ka hadalayah  dagaalka markale ka soo cusboonaatay  deegaano hoostaga 

Ciyaaaraha Gobolada: Banaadir 2-1 Jubaland … Laakiin Ajnabi ma la Oggolyahay? (dhegayso)
Banaanbax loogu tageerayo Madaxweyne deni oo Burtinle ka dhacay
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Gudoomiyah  degmada  Tawfiiqa  ee gobolka Mudug Maxamed Cabdiqaadir Axamd ayaa ka hadalayah  dagaalka markale ka soo cusboonaatay  deegaano hoostaga  Afbarwaaqo  oo dhawaan lagu galaamaya.
waxa uu sheegay in dowladda Puntland ay arintan si deg deg ah usoo faragaliso si xaalada aysan uga sii darin.
Odaaysha dhaqan ayaa dhankooda ku baaqay in beelaha halkaasi ku dagaalamaya ay joojiyaan dagaalka.
Dhinacakale dowladda Soomaaliya ayaa iyana maalin kahor baaq ka soo saartay dagaalka ka socoda gobolka Mudug waxaan ka hadlay arintaasi gudoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahada Cabdalla Cawad.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: