Dadweynaha Garowe ee Isticmaala Gadiidka Dadweynaha Bajaajta oo ka Cabanaya Khidmada lagu Raaco (dhegayso)

Dadweynaha Garowe ee Isticmaala Gadiidka Dadweynaha Bajaajta oo ka Cabanaya Khidmada lagu Raaco (dhegayso)

Garowe Waxaa kusoo badanayeey Sanadihii ugu dambeyeey Gawaarida dadweynaha ee loo yaqaan Bajaajta ,taas oo dadka isticmaala ku sheegen inay tahay mid dheeraysa oo durba geynaysa Gurigisa, Waxaana Bajaajtan kadhex shaqaysa Xaafadaha ay ka koobantahay Caasimadda Puntland ee Garowe.

Hadabada Dadweyanaha isticmaala Bajaajta ayaa sheegay in lagu kordhiyeey qiimaha lagu raaco Bajaajta oo laga dhigay shan kun oo shiling Somaali ah ,Halka marki hore lagu raaci jiray sadex Kun oo shilinka Somaaliga ah.

Waxaa Booqatay Astaanka Bajaajta Warbixina inooga diyaarisay Wariye Hoodo Axmed Ciise

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com