Dad Shacab oo ku dhintay Dagaal dhexmaray Alshabaab iyo AMISOM

HomeWararka

Dad Shacab oo ku dhintay Dagaal dhexmaray Alshabaab iyo AMISOM

inta la xaqiijiyeey Qof shacab ah ayaa dhintay sidoo kalena labo kale ayaa dhawacmay kaddib markii saaka ay ay Ciidamo ka tirsan Al-shabaab jidka u

Bangiga adduunka oo shaqadii ka joojiyay Shirkad qeyb ka ahayd mashruuc lagu taageerayay Somalia
Baraarugga Haweenka – Taxanaha 44aad (Xaawo Axmed Maxamed (dhegayso)
Wasiirka Maaliyadda Puntland: “Cod dheer baan ku leeyahay ganacsatadu canshuur ma bixiso!” (dhegayso)

inta la xaqiijiyeey Qof shacab ah ayaa dhintay sidoo kalena labo kale ayaa dhawacmay kaddib markii saaka ay ay Ciidamo ka tirsan Al-shabaab jidka u galeen Ciidamada AMISOM ee jooga Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Weerarka ayaa ka dhacay degaanka Lafoole,halkaas oo Ciidamada AMISOM oo maraya ay la kulmeen weerar jid gal ah,waxaana ay is dhaafsadeed Rasaas daqiiqado tocotay.

Sidoo kale waddada xilligaas ewaxaa marayay Gaadiidka dadweynaha ee isaga kala goosha Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: