Madaxweynaha Farmaajo oo Gaaray Jabuuti Kulana la qaatay Madaxweyne Geelle

HomeWararka

Madaxweynaha Farmaajo oo Gaaray Jabuuti Kulana la qaatay Madaxweyne Geelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku marayaa qaar ka mid ah wadamada Gobolka ayaa gaaray

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 9aad)
Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo gaaray degmada Harooreyse gobolka Faafan (sawiro)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku marayaa qaar ka mid ah wadamada Gobolka ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Ambouli International Airport, musiiliyiin uu horkacaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti Mudane Maxamuud Cali Yuusuf.

Saacadaha soo socda waxaa kulan gaar ah yeelandoona Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoona ay si qoto dheer uga hadli doonaan xiriirka walaaltinimmo ee labada dal iyo kaalinta Jabuuti dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: