BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 9aad)

BADBAADI NAFTAADA oo ka qaybqaado barnaamijka BADBAADO,Barnaamjka waxaa maanta marti ku aha, Sheekh Maxamuud Xaaji oo ah guddoomiyaha waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo waxaan looga hadlayaa Caqabadaha hortaagan waddada oo dhismaheeda muddo dheerna socotay| Hankii iyo hammnigii bulsho ee laga qabay hirgalka waddada oo muddo badan dhaqaale loo aruurinayey iyo waxa hadda dhaqaale ee jidka uyaala.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com