HomeUncategorized

COD-Gudiga dooorashada dadban ee Puntland oo lakulmay wakiilka Q.M.

Garoowe, Nov 08 2016--Gudiga doorashada dadban ee heer maamul goboleed ee Puntland ayaa maanta kulan laqaatay wafti uu horkacayey wakiilka xogahayah guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating.

Waxgaradka Jubbaland oo ka hadlay Shirka Muqdisho & khilaafka taagan (dhegayso)
Mudanayaasha baarlamaanka Puntland oo ansixiyey miisaaniyada dawlada ee 2009.
DHEGEYSO-Maamulka cusub ee G Hiiraan oo shacabka baaq u diray.

Garoowe, Nov 08 2016–Gudiga doorashada dadban ee heer maamul goboleed ee Puntland ayaa maanta kulan laqaatay wafti uu horkacayey wakiilka xogahayah guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating.

Gudoomiyaha gudiga doorashada heer Puntland Nabadoon Khaliif Awcali oo warbaahinta lahadlay kulanka kadib ayaa sheegay inay kawada hadleen halka ay marayso doorashada heer Puntland iyo dhamaystirka xubnaha aqalka hoose ee haray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: