DHEGEYSO-Maamulka cusub ee G Hiiraan oo shacabka baaq u diray.

Beledweyne, Oct 28 2016–Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo shalay kulan la qaatay saraakiisha ammaanka ee gobolkaasi ayaa shacabka ugu baaqay inay lashaqeeyaan ciidanka ammaanka.  

Mudane Cali Jeyte Cusmaan, ayaa sheegay muhiim in ay tahay shacabka iyo saraakiisha amniga in ay isla shaqeeyaan si looga hortago weerarada mararka qaar ka yimaada Shabaab.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com