DHEGEYSO-Abaar Qoysas ku cayraysay deegaamo katirsan gobolka Sanaag.

Badhan, Nov 08 2016–Axmed Cali Ismaaciil waxaa uu ka mid yahay dadka xoolo dhaqatada ah ee kunool gobolka Sanaag , kuwaasi oo saamayn xoog badan ay ku yeelatay abaarta baahsan ee jirta.  

Axmed oo dhaqan jiray laba tiro oo ari ah ayaa waxaa iminka uga haray labaatan neef , iyadoona wali haysato biyo la’ aanta baahsan ee jirta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com