Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada Hoose

HomeWararka

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada Hoose

Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab XDS ayaa Hawlgal Qorsheysan Waxay Ka fuliyeen Deegaano ku yaalla gobolka Jubbadda Hoose. Deegaana

Wasiir Jamaal oo kulan la qaatay Hay’adaha Caalamiga ah ee howlgala Soomaaliya (Sawiro)
Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya oo wax laga waydiiyay heshiiska Berbera
Golaha Aqalka sare oo ansixiyay Wax ka badalka lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Golaha

Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab XDS ayaa Hawlgal Qorsheysan Waxay Ka fuliyeen Deegaano ku yaalla gobolka Jubbadda Hoose.

Deegaanada uu howlgalku ka dhacay ayaa waxaa ka mid ah Mayoondo Dheey,Cabdi Maroodi, Kuboow iyo Dheey Oobo oo dhamantood hoostaga Gobolka Jubada Hoose.

Ujeedka Hawlgalkaan ayaa ahaa Burburinta Goobo alshabaab ay kaga Dhumaalaysan Jireen Deegaanadaas,iyagoona halka ku dhibatayn jiray Dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in la burburiyay goobo badan oo ay joogeen Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: