Xeer Ilaalinta Soomaalia oo Amartay Xariga Ganacsato

HomeWararka

Xeer Ilaalinta Soomaalia oo Amartay Xariga Ganacsato

Xafiiska Xeer ilaalinta qaranka ee dowladda Soomaaliyeed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu amar ku bixiyay in la soo qabto sharcigana la horkeeno sadd

Afhayeenka Wasaaradda amniga oo u hanjabay Warbaahinta
RW Xasan Cali Khayre oo Hambalyo u diray Dowladda iyo Shacabka Turkiga
Wararkii u dambeeyay dagaal Saaka ka dhacay Balcad

Xafiiska Xeer ilaalinta qaranka ee dowladda Soomaaliyeed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu amar ku bixiyay in la soo qabto sharcigana la horkeeno saddex ganacsao oo ku eedeysan dhoofinta dhuxusha.

Qoraalka uu soo saaray Xeer ilaaliye ku xigeenka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Cabdullaahi Maxamed ayaa loo diray Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa lagu amray in la soo xiro ganacsatada kala ah Yuusuf Jaamac, Axmed Xaaji Cali iyo Liibaan Xuseen Kaarshe degan lagu helay in uu dhoofiyay 20,000 loor oo dhuxul ah.

Gobolo badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya ayaa laga dhoofiyaa dhuxusha iyadoo loo dhoofiyo wadamada carabta.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: