Ciidamadda Amniga oo gacanta ku dhigay keydkii hubka  Alshabaab (Daawo)

HomeWararka

Ciidamadda Amniga oo gacanta ku dhigay keydkii hubka Alshabaab (Daawo)

Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa degaanka Ceelasha biyaha ka soo saaray waxyaabaha Qarxa oo badan oo lagu aasay xaafado ka mid ah Ceelasha Biyaha sida Saraakiisha amniga xaqiijiyeen. Saraakiisha Ciidanka waxa ay sheegeen in Qaraxyadda la doonaayay in lagu dhibaateeyo Ciidamada dowladda Soomaaliya xilliyadda ay isticmaalayaan Wadooyinka.

Jabhadda Gacan Libaax oo u dardaar weriyey Muuse Biixi iyo inta ku xayndaaban
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Xarun lagu lagu Daweeyo dadka dhimarka Qaba oo Garoowe laga furay (dhegayso)

Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa degaanka Ceelasha biyaha ka soo saaray waxyaabaha Qarxa oo badan oo lagu aasay xaafado ka mid ah Ceelasha Biyaha sida Saraakiisha amniga xaqiijiyeen.

Saraakiisha Ciidanka waxa ay sheegeen in Qaraxyadda la doonaayay in lagu dhibaateeyo Ciidamada dowladda Soomaaliya xilliyadda ay isticmaalayaan Wadooyinka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: