Site icon Radio Daljir

Ciidamadda Amniga oo gacanta ku dhigay keydkii hubka Alshabaab (Daawo)

Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa degaanka Ceelasha biyaha ka soo saaray waxyaabaha Qarxa oo badan oo lagu aasay xaafado ka mid ah Ceelasha Biyaha sida Saraakiisha amniga xaqiijiyeen.

Saraakiisha Ciidanka waxa ay sheegeen in Qaraxyadda la doonaayay in lagu dhibaateeyo Ciidamada dowladda Soomaaliya xilliyadda ay isticmaalayaan Wadooyinka.

Exit mobile version