Category: Wararka

1 879 880 881 882 883 2,823 10572 / 33871 POSTS
Qodobada looga hadli doono kulanka Midowga Musharaxiinta iyo Ra’iisul Wasaaraha (Akhriso)

Qodobada looga hadli doono kulanka Midowga Musharaxiinta iyo Ra’iisul Wasaaraha (Akhriso)

Ra’iisul Wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa maanta oo Isniin ah ku kulmaya magaalada Muqdisho, iyad [...]
Kulan Bulsheedka Degmada Badhan & Masuuliyiinta Dowladda (Isbarbardhig 2021 & 2020)

Kulan Bulsheedka Degmada Badhan & Masuuliyiinta Dowladda (Isbarbardhig 2021 & 2020)

KULAN BULSHEED BADHAN: Sidee baa Maamulka & Bulshadu u Wada Shaqayn Karaan? Waa isbarbadhig 2020 iyo 2021. Maxaa isbadalay? Maxaa loo baahanyahay [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Doolow (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Doolow (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Doolow, w [...]
Rooble oo kulan doorashooyinka looga hadlayay la yeeshay Beesha Caalamka

Rooble oo kulan doorashooyinka looga hadlayay la yeeshay Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas o [...]
Mareykanka oo cambaareeyay tacaddiyo laga geystay gobolka Tigray

Mareykanka oo cambaareeyay tacaddiyo laga geystay gobolka Tigray

Mareykanka ayaa cambaareeyay tacaddiyada la sheegay inay ka dhaceen gobolka Tigray isla markanaa wuxuu ugu baaqay Midowga Afrika inay xal u raadiyaan [...]
Xulashada Daljir & Faadumo Deggan Daahir, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo Deggan Daahir, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso kasoo jeedinaysa Faadumo De [...]
Kooxda Alshabaab oo weraar ku qaaday degmadda Qansax dheere ee gobalka Bay

Kooxda Alshabaab oo weraar ku qaaday degmadda Qansax dheere ee gobalka Bay

Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay iyadoo dagaalkaana uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimas [...]
Sucuudiga oo ka hadlay weraar lala damacsanaa Caasimadda Riyaad

Sucuudiga oo ka hadlay weraar lala damacsanaa Caasimadda Riyaad

Sucuudiga ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar gantaal oo lala damacsanaa in lagu garaaco caasimadda Riyaad. Waxay ku eedeysay weerarkaas fallaagad [...]
Galmudug oo shacabkeeda uga digtay khatarta cudurka COVID-19

Galmudug oo shacabkeeda uga digtay khatarta cudurka COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa fariin u dirtay Bulshada Gobolka Mudug taasoo la xariirta saamaynta safmareenka Covid 19 Cabdikariin Abshir Ci [...]
Faahfaahin ka soo baxaysa Qarax ka dhacay Magaaladda Muqdisho

Faahfaahin ka soo baxaysa Qarax ka dhacay Magaaladda Muqdisho

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka algu aaso ah ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Madaxtooyada hore ee Soomaaliya oo ku dhow isgoyska KM4, waxaana qa [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariy [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
1 879 880 881 882 883 2,823 10572 / 33871 POSTS